Home » Wararka
You are browsing entries filed in “Wararka”

Tirada Madaxweynayaasha uu yeelanayo maamulka Jubaland ayaa sii kordhaya, iyadoo xiisado laga dareemayo magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ku sugan yihiin siyaasiyiin isku haya maamulka magaalada. Sida ay sheegayaan warar goor hore soo baxay Cumar Buraale Axmed oo horay uga mid ahaa musharaxiinta u taagneyd doorashada Jubaland, balse aanay shalay soo xaadirin madashii lagu dooranayay Axmed [...]
May 16th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda federaalka Soomaaliya sheegtay in aysan aqoosaneyn doorashadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo, ayaa dhinaca kale madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Faroole waxaa uu sheegay in uu siweyn u soo dhaweeynayo dhismaha maamulka Jubba-land iyo doorashada Sheekh Axmed Madoobe ee madaxweynaha Jubba-land. Waxaa uu sheegay Faroole in shacabka ku dhaqan gobollada Jubbooyinka [...]
May 16th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa fadhi ay ku yeelanayaa magaalada Muqdisho in looga qeybiyo mooshin ka dhan ah xukuumada Soomaaliya oo maalintii shalay tiro xildhibaanno ah u gudbiyeen guddoonka baarlamaanka. Nuqulada ayaa la filayaa in ay mudanayaasha muddo 5-maalmood ku soo aqristaan, iyadoo 22-ka bishan la filayo in Xukuumada ay hortimaado Baarlamaanka, [...]
May 16th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirrka wasaarrada arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka xukuumada Soomaaliya C/kariin Xusseen Guulleed ayaa sheegay in aysan ka warqabin doorashada la sheegay in maalintii shalay ay ka dhacday magaalada Kismaayo, isaga oo sheegay in horay dowladda federaalku u cadeysay mowqifkeeda la xiriira arrimaha Kismaayo. Wasiirrka ayaa sheegay in warbaahinta uun ay ka maqlleen doorashada la [...]
May 16th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Munaasabad lagu xusayay 70-guuradii ka soo wareegatay aas aaska dhalinyaradii halgamayaasha SYL ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, Ururada Dhalinyarada degmooyinka, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada sida Haweenka. Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda CCD ayaa ka dhacday xarunta degmada Shibis, waxaana [...]
May 15th, 2013 | Posted in Wararka,WARBIXIN | Read More »

Waxaa jirta mah-maah aad looga isticmaalo koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Shabellada Dhexe, mah-maahdaas oo oraneysa “Ushii aanan lahayn Ul lagu jimeeyo amba wey dheeraataa amba wey gaabataa”, haddii aannu u soo daadego dulucda ujeedadeyda. Mareykanka oo ah wadanka adduunka ugu dhaqalaha badan, tirada shacabkiisa lagu qiyaaso 316 milyan oo ku kala nool konton (50) [...]
May 14th, 2013 | Posted in Wararka,WARBIXIN | Read More »

Wararka laga hellayo magaalada Garoowe ee xarunta maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegaya in kooxo hubeysan xalay weerar dhaliyay dhimasho iyo dhaawac ku qaaday goobo ganacsi. Dad ay ku waramayaa dad goob joogayaal ah labo ruux ayaa ku dhimatay weerarka, halka mid kalana ku dhaawacmay weerarka lagu qaaday goobta ganacsi ee ku taala magaalada Garoowe ee [...]
May 14th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Kadib markii dhawaan QM warbixin ay sii soo saartay lagu sheegay in AMISOM ay kaga dhinteen dagaallada ka socda magaalada Soomaaliya tan 2007-dii, ilaa 3,000 oo askari, ayeey sheegeen horjoogayaasha Al-shabaab in tiradaas ka badan yihiin askarta ka dhimatay AMISOM. Afhayeenka dhinaca howlgalada Al-shabaab C/siis Abuu-muscaba ayaa sheegay in tirada ay soo saartay QM ee [...]
May 14th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay lagu wadaa inuu uambabaxo magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose, halkaasi oo uu ka socdo shirweyne maamul loogu sameynayo gobolada Jubbooyinka. Wararka ayaa sheegaya in wafdiga Madaxweyne Xasan Sheekh ee tegaya magaalada Kismaayo ay ka mid yihiin Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Xukuumadiisa, iyadoo [...]
May 14th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »

Afhayeenka kooxda Al-shabaab Cali Max’uud Raagge oo la hadllay warbaahinta ayaa sheegay ayaa sheegay in alshabaab meel walba oo ay rabaan iney weerar ka geystaan ineysan jirin cid ka ilaalin karta. Waxaa uu shaaciyay in xirida wadooyinka magaalada Muqdisho aysan waxba u dhimi doonin weerarada ay ka geystaan gudaha Muqdisho,wuxuuna hoosta ka xariiqay in alshabaab [...]
May 13th, 2013 | Posted in Wararka | Read More »