WARBIXIN»

Macalimiinta_waalidka_dood_4

Dood cilmiyeed looga hadlayay xiriirka ka dhaxeeya waalidka iyo macalinka oo maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

May 17th, 2012 at 11:05 am
Wajiga 3aad dood cilmiyeed looga hadlayay xiriirka ka dhaxeeya waalidka iyo Macalinka ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka soo qeyb galeen Culumaa’udiin,...

CIYAARAHA»

real iyo kuwait

Real Madrid oo 3 Milyan oo Uero Ku soo Qaadatay Kulankii Saaxiibtinimada oo ay Xalay Ku Legdeen Xulka Kuweyt…….

May 17th, 2012 at 01:05 pm
Naadiga Real Madrid ee Heysata horyaalka  Isbeyn 2011-2012 ayaa Xalay garoonka Al Kuweyt Sports Clup Stadium Ciyaar Saaxiibtinimo kula Yeeshay Xulka Qaranka Kuweyt Markii...

WARBIXIN»

Macalimiinta_waalidka_dood_4

Dood cilmiyeed looga hadlayay xiriirka ka dhaxeeya waalidka iyo macalinka oo maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

May 17th, 2012 at 11:05 am
Wajiga 3aad dood cilmiyeed looga hadlayay xiriirka ka dhaxeeya waalidka iyo Macalinka ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka soo qeyb galeen Culumaa’udiin,...

DIINTA»

shangole2

Fuad Shangole ” kuwa ka qaxaayo goobaha islaamka ay joogaan waxay ka baxeen diinta islaamka waa riddo”

February 17th, 2012 at 09:02 am
Halkaan-Ka-Dhageyso-Codka-Horjooge-Fuaad-Shongole-Uu-Dadka-Ku-Gaaleysiinayo Fu’aad Maxamed Khalaf  Shongole oo ka mid ah  saraakiisha  Al-Qaacidada Soomaaliya ku sugan...

Recent Articles

Real Madrid oo 3 Milyan oo Uero Ku soo Qaadatay Kulankii Saaxiibtinimada oo ay Xalay Ku Legdeen Xulka Kuweyt…….

real iyo kuwait

Naadiga Real Madrid ee Heysata horyaalka  Isbeyn 2011-2012 ayaa Xalay garoonka Al Kuweyt Sports Clup Stadium Ciyaar Saaxiibtinimo kula Yeeshay Xulka Qaranka Kuweyt Markii ay ka heleen casuumad Marti qaad ah  AMiirka Dalka  Kuweyt sheikh  Al- Ahmed Al- Jabir oo isagu Kulankaan ku bixiyay  3 Milyan oo Uero oo uu siiyay Kooxda Ku guuleysatay Horyaalka [...]

Luciano Moggi: Xiddigta 3aad Ee Juventus Waxaan Madaxa Kaga Kawin Lahaa Massimo Moratti.

mnager juve

Agaasimihii hore ee kooxda Juventus Luciano Moggi ayaa sarre u sii qaaday dooda ku saabsan in kooxda Juve ay ku guuleysatay horyaalkeedii 30aad iyo in kale, waxaana uu sheegtay inuu ku kawin lahaa madaxa madaxweynaha Inter Massimo Moratti xiddigta seddexaad. Bianconeri ayaa sheegatay inay xiddig seddexaad ku tolan doonto maaliyadeeda madaama ay dareensan yihiin inay [...]

Last chance to avoid civil war in Syria: Kofi Annan

anan

DAMASCUS: UN-Arab League envoy Kofi Annan says his peace plan could be the last chance to avoid civil war in Syria, where a truce has failed to end 14 months of bloodshed that monitors say has killed nearly 12,000 people.Annan told the UN Security Council on Tuesday that the priority in Syria was ‘to stop [...]

Gigi Buffon: Ciyaartoyda Milan Waa Ay Igu Qosleen Bilowgii Xilli Ciyaareedkan Markii Aan U Sheegay Inaan Horyaalka Qaadi Doono.

buffom

Gigi Buffon ayaa shaaca ka qaaday in qaar ka mid ah ciyaartoyda AC Milan inay ku qosleen markii uu u sheegay bilowgii xilli ciyaareedkan in Juventus ay ku guuleysan doono horyaalka Serie A. Kooxda Bianconeri ayaa hanatay horyaalka Talyaaniga maalintii axada ka dib markii ay 2-0 kaga badiyeen Cagliari islamarkaana Milan 4-2 guuldarro ah ay [...]

Juventus Oo U Dabaaldageysa Horyaalka Serie A, Islamarkaana Xisaabsaneysa Horyaalkoodii 30aad.

juve2

Dabaaldegii Juventus ee horyaalka Serie A waxa ay keentay in ciyaartoy badan ay dib u soo xusuustaan markii madaxda xiriirka Talyaaniga ay labo horyaal ka qaadeen 2005 iyo 2006 ka dib fadeexadii Caliopoli. Sida rasmiga ah ee xiriirka uu u diiwaangelinayo gushii Juve ay 2-0 kaga badisay Cagliari waxa ay ka dhigeysaa inay hanteen horyaalkoodii [...]

Bayern Oo Rigoorayaal Kaga Talaabsatay Real Madrid Una Gudubtay Finalka Champions League. Sawiro

bayern-guul_3

Bayern Munich ayaa u gudubtay finalka Champions League ka dib markii ay rigoorooyin ay kaga badiyeen Real Madrid, waxaana 19ka bisha May ay garoonkooda Allianz Arena finalka kula ciyaari doonaan Chelsea. Real Madrid ayaa Bayern Munich ciyaartii caadiga aheyd kaga badisay 2-1, lakiin celcelis ahaan waxa ay noqdeen barbaro 3-3 ah, taasoo ay isla gaareen [...]

10 Ciyaaryahan Oo Chelsea Oo Semi-final Ku Dhaafay Barca Una Gudbay Finalka Champions League.

final chelsea

Chelsea ayaa iska xaadirisay finalka Champions League ka dib markii ay wadar ahaan ku dhaaftay Barcelona 3-2, iyadoo 10 ciyaaryahan oo Blues ay si fiican u difaacdeen islamarkaana kulankii lugta labaad ay ku dhameysteen barbaro 2-2 ah, iyadoo Fernando Torres iyo Ramirez ay ahaayeen geesayaasha kooxda ka dhisan dalka Ingariiska. Barcelona ayaa fursado fiican heshay [...]

Dhirifta Barcelona iyo Dhoola Cadeynta Chelsea Maxaa Caawa kala Heysta , Saadaashii Platini iyo Wanger ma rumoobi doontaa..

barcha-chelsea

Kulankii 2 ee Lugta Sami Finalka Championka 2011-2012 ayaa Caawa la Ciyaari doonaa Waxaana Kooxda Barcelona ay ku Marti Galin Doontaa New Cump Istadiyum Kooxda Chelsea ee Ka dhisan Magaalada London ee Dalka ingiriiska. 2 Koox ayaa Kulankoodii Hore isku  soo Macsalaameyay 1-0 Lagu Sagootiyay Barcelona oo Todobaad Madow Ku jirta waxaana Caawa ay kooxda [...]

Juventus oo Xalay Jug Xoog leh Gaarsiisay Kooxda ka dhisan Magaalo Madaxda Talyaaniga,iyo Milan oo u Muuqata mid Difaacan kari la Horyaalka Talyaaniga 2011-2012 …….

Juventus_Andrea_Pirlo_cen_005

Kulamo Ka Tirsan  Kuwii ugu Dambeeyay Meertada 2 ee Horyaalka  Talyaaniga 2011-2012.ayaa La ciyaaray Doraad iyo shalayw axaana Kulamda aad isha loogu Hayay Natiijooyinkooda ka mid ahaa Kuwii u dhaxeeyay Shalay Galab iyo Xalay Kooxaha Ac Milan vs Bologna,Juventus vs Roma. Kulankii u dhaxeeyay Koxaha Milan iyo Bologna oo Marti Loo ahaa Milan waxa uu [...]

Riyadii Ronaldo iyo Real Madrid oo Rumowday Markii ay Xalay Kala jabiyeen Buurtii Barcelona (Real Madrid 2 vs Barcelona 1 )..

Ronaldo

Koxda Macalin Morinho ee Real madrid ayaa Xalay Xaqiijisay Guul aad muhiim ugu aheyd Hanashada Horyaalka La ligaha Isbeyn ka dib markii ay Kala Jabiyeen Buurtii Barcelona ugana Badiyeen 2–1 waxaana Goolka Guusha oo ahaa mid siweyn loo soo dhaweeyay farxadna galiyay Taageerayaasha Real madrid u Saxiixay Cristiano Ronaldo waaxana Goolkaasi Xambaarsanaa 2 arimood goolkii [...]